CABAYS.COM
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geeleh oo qasriga madaxtooyada ku qaabilay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
January 7, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media: Madaxweynaha dalka Jamhuuriyada Djibouti oo shalay dalkiisa ku soo dhaweeyey madaxweynaha cusub ee dhawaan la doortay ee Jamhuuriyda Somaliland, Muuse Biixi Cabid ayaa maanta ku qaabilay qasira madaxtooyada ee Djibouti.

ISMBC

 

 

Soo dhaweynta madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo waftigoisa oo ka koobnaa 4 xubnood oo aanay wehelin midna marwooyinkiisa ayaa u muuqata mid furtay bog ka duwan kuwii hore ee Djibouti iyo Somaliland.

Kulan ku dhexmaray labada madaxweyne qasriga Djibouti ayaa ay ka warameen labada wsiir ee arimahad dibada dalalka Djibouti iyo Somaliland.

Halkan hoose kadaawo habkii qaabilaad iyo sharaxadii kulanka oo wasiir Dr, Sacada Cali Shire iyo waiir Maxamuud Cali Yusuf ka waramayan waxa kulanku ku saabsanaa.

COMMENTS