CABAYS.COM
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo faray Golaha Wasiirada qorshe cusub oo saameeya bulshada Gabooye & Hablaha JSL
February 22, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo kulankii Golaha Wasiiraa JSLa ee maanta faray qorshe saamayn laxaadle ku leh bulshaa la haybsooce ee Gabooye iyo hablaha dalka.
Qorshahan ayaa ah mid aan hore u soo bandhigin madaxweyne hore oo Jam Somaliland ah.

 

Halkan hoose ka daawo faahfaahinta warkaasi oo sidoo kale qodobo beelaha ku dirira deegaamo iyo ceelbiyoodyada saamaynaya.

Golaha Ws

 

COMMENTS