CABAYS.COM
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo kormeer ku maray goobihii khasaaraha Roobku Hargeysa ka geystay
May 14, 2019 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Hargeysa- JSL)  –Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay khasaaraha uu keenay roobab mahiigaan ah oo caawa ka da’ay dalka gaar ahaan caasimada Somaliland ee Hargeysa oo la xaqiijiyey in ay ku dhinteen shan ruux, halka ay sagaal kalena ku dhaawacmeen. Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu caawa kormeer ku tegay goobaha khasaaruhu ka dhacay, waxaanu warbixino ka dhageystay wasiirka Arimaha Gudaha, taliyaha booliiska iyo masuulinyiinta caasiamda oo ay ka mid yihiin Duqa iyo ku xigeenkiisu.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sidoo kale muuqaal uu shacabka kula hadlayo oo ay Madaxtooyadu baahisay kula hadlay shacbiga, isagoo uga digay in ay degaan goobaha biyuhu maraan.

 

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and night
Image may contain: one or more people, people standing, night and outdoor
Image may contain: car, tree, night, sky and outdoor
Image may contain: 2 people, people standing, night, outdoor and water
Image may contain: 8 people, people smiling, people standing
Image may contain: 10 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, crowd and outdoor
COMMENTS