CABAYS.COM
Madaxweyne Muuse Biixi iyo Gudoomiye Cirro oo kulan ku qaatay madaxtooyada
December 24, 2017 - Written by Cabays

Cabays Media: Kulan aan hore loo shaacin oo aad u heer sareeyaa ayaa ay ku qaateen madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo musharaxii sida adag ula tartamay ee xisbiga Waddani, C/raxman Cirro. Kulankan ayaa ah mid si weyn loo soo dhaweeyey, meeshana ka saaraya xugufihii ka dhashay doorashadii 13/11/2017-ka.

 

 

COMMENTS