CABAYS.COM
Madaxweyne Muuse Biixi oo hal masuul xilkii ka qaaday magacaabayna kuwo cusub
October 24, 2020 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Hargeysa-JSL) – Madaxweynaha Jam Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa xubno cusub u magacaabay wasaarado kala duwan, halka uu xilkii ka qaaday wasiir ku xigeenkii wasaarada gaadiidka.

Wareegto ka so baxayday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu faahfaahiyey magacyada iyo xilalka uu u magacaabay xubno cusub.

Halkan hoose ka akhriso

COMMENTS