CABAYS.COM
Madaxweyne Muuse Biixi oo ku tilmaamay amakaaga kulankii Gud. Faysal Cali Waraabe & Farmaajo
July 21, 2018 - Written by Cabays

Cabays Media (Hargeysa JSL) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay kulankii dhexmaray Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo uu la socdo Prof. Cali Khaliif Galaydh iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cali Faramaajo ee dalka Belgium.

Madaxweyne Muuse ayaa si adag iskaga fogeeyey in uu wax ka oga, waxaanu  sheegay waxa laga yeelayo kulankaas Faysal iyo Farmaajo.

Halkan hoose ka daawo

COMMENTS