CABAYS.COM
Madaxweyne Trump oo dalbaday in ciidamada ka jooga Soomaaliya laga soo saaro
October 15, 2020 - Written by Cabays

Cabays Media (USA/Somalia) – Madaxweynaha dalka Maraykanka, Donald Trump ayaa la sheegay in uu dalbaday in la diyaariyo qorshihii lagaga saarayo ciidamada taakuleeya kuwa AMISOM iyo kuwa Soomaaliya.

Halkan ka daawo warbixintaas oo faahfaahsan.

COMMENTS