CABAYS.COM
Maxaa halis ugu jira Somaliland Xidhiidhka Taiwan- Faa’idaduse ma weyn tahay?
July 12, 2020 - Written by Cabays

Cabays Media – Heshiiskii Somaliland iyo Taiwan ay ku dhawaaqeen kowdii bisha July waxa ka dhashay dareeno kala duwan, Sidoo kalena waxa la iska weydiiyey halisaha siyaasadeed ee wajihi kara Somaliland, siiba kuwa dhanka Shiinaha iyo faa;idooyinka ugu waa weyn ee ku jiri kara.

 

Halkan hoose ka dawaao barnaamijka lagu faalaynayo heshiiska Taiwan iyo Somaliland iyo sidii qarsoodiga ahaa ee uu u socday mudo dheer.

COMMENTS