CABAYS.COM
Maxaad ka ogtahay ardayda Jam. Somaliland ee waxkabarta dalka UK ee ku yimid baasaaboorka JSL
January 17, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:Tirada ardayada ka imanaysa Jam. Somaliland ee u imanaya in ay jaamacadaha dalka UK wax ka rabtaan ayaa sii kordhaysa. Korodhka ayaa waxa xoojiyey dawlada Britain oo ogol in ay dal-ku-galka ama fiisada siiso ardaydgii sita baasaaboorka Jam. Somaliland.

Haddaba wariye C/laahi Maxamed Cali ayaa magaalada London kula kulmay qaar ka mid ah ardayda sitada baasaaboorka Jam. Somaliland ee jaamacadaha UK wax ka barta.

Halkan hoose kad aawo wareysiga:

SL Pass

 

COMMENTS