CABAYS.COM
Maxaad ka ogtahay quwada milatari ee dalalka Qatar iyo Sucuudiga ?
June 12, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:-

 

Dalka Sucuudiga yaa la sheegayaa in uu doonayo in uu xukunka ka tuuro boqorka dalka Qatar iyo qoyskiisa. Sucuudiga oo u awood sheeganaya Qatar ayaa la is weydiinayaa xayiraada ay ku soo rogeen xulifada Sucuudigu in uu intaa ku eekaanayo iyo in kale.

 

Qatarrr Saudi_Qatar

 

 

 

 

 

 

Halkan soo ka daawo sida ay u kala quwad weyn yihiin xaga milatariga.

COMMENTS