CABAYS.COM
Maxamed BK – Jawaabtaa uu bixiyey ma mid kaga timid dabeecadii hore mise waa mid cusub?
January 11, 2021 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Qodob mudan) – Fanaankii hore looga dabadhacay ee dhawaan ka baxay fanka, Maxamed Siciid BK oo wareysi siiyey wariye Ayuub M. Faarax ee HCTV ayaa su’aal ka mid ah kuwii la weydiiyey, siiba waxa uu uj eedinayo dhamaan dadka Soomaalida ayaa markii uu la hadlayey dadka Reer Soomaaliya jeediyey hadal aan laga filayn.

Halkan hoose ka daawo Maxamed BK oo muujiyey cida uu doorbidayo hogaanka Soomaaliya xiligan lagu muransan yahay doorashada.

Screen Shot 2021-01-11 at 02.21.01

COMMENTS