CABAYS.COM
Mdaxweyne Muuse BAiixi Cabdi oo sheegay in hadalkii Raysalwasaare Xasan Khayre yahay baaq dagaal
March 8, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlay xaflad lagu xusayey Maalinta Haween Weynaha Aduunka ayaa si adag ugu jawaabay Raysalwasaaraha dawlada Xamar ee uu hogaamiye Maxamed C/laahi Farmaajo oo dhawaan si la la yaabay uga hadlay heshiiskii ay wada galeen DP World, dawlada Itoobiya iyo Jam. Somaliland oo kala saxeeday heshii maalgashi.

Halkan hoose ka daawo hadalka madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

COMMENTS