CABAYS.COM
Musharax Faysal Cali Waraabe oo si adag u duqeeyey madaxda Golayaasha Deegaanka JSL
September 21, 2017 - Written by Cabays

Cabays

Cabays Media:- Musharaxa xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga hadlay lacago uu sheegay in ay ku buixiyaan olole ay ugu jiraan madaxda Goleyaasha Deegaamada JSL xisbiga Kulmiye. Musharax Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay xaflad jaamacada Hargeysa arday waxbarasho dhamaysatay loogu sameeyey.

Halkan Hoose ka daawo khudbadii Musharax Faysal Cali Waraaabe.

FCW

 

COMMENTS