CABAYS.COM
Musharax Madaxweynaha ee UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Si weyn U Diiday Mudo kordhintii Guurtida si adagna ula hadlay Gud. Saleebaan
May 11, 2015 - Written by Cabays

Atlanta- USA (Cabays Media) Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID ayaa si weyn u diiday mudo kordhintii ay ku dhawaaqday Guurti Somaliland sheegayna in uu la qabo go’aanka xisbigiisa iyo mucaaridka ee ay ku diideen mudo kordhinta 2da sano ah ee Guurtidu siisay xukunada Siilaanyo ee xisbiga Kulmiye.

Jamaal ayaa hadal uu saxaafad ugu tal galay soo saaray .

Halkan hoose ka dhegaysohadalka Jamaal hadalkiisii:

 

Jam1

 

 

 

 

 

 

Video ahaan u u dhageyso codka Musharax Jamaal Cali Xuseen

 

COMMENTS