CABAYS.COM
Muwaadin dalbaday in la la kulan siiyo madaxweynaha la doortay -muxu doonayaa?
December 2, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:- Nin muwaadin ah oo aad ugu xiiso qaba in uu la kulmo madaxweynaha cusub ee JSL , mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa isku soo xardhay qoraal uu isku sharaxayo, waxaanu ka waramay booqashada uu doonayo in uu ugu tagi mnadaxweynaha cusub.

Halkan ka daawo muuqaalka ninkaasi oo la hadlay saxaafada.

 

 

Nin rag

 

 

 

 

 

 

 

 

 

COMMENTS