CABAYS.COM
Muxuu ka yidhi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe in madx. Siilaanyo loogu magacdaro Librargii Qaranka
December 10, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:-  Gudoomiyaha Xisbiga UCID, enjineer Faysal Cali Waraabe oo ka mid ahaa masuuliyiintii lagu marti qaaday furitaanka Rugta Buugaagta Qaranka ee Somaliland National Library oo si lama filaan ah lagu sheegay in loogu magacdaray madaxweyne Siilaanyo.

Rugtana Somaliland National Library ayaa ahayd mid shacbiigu dhismihiisa wadeen mudo ka badan 7 sano oo at qaadhaan u ururiyeen, buugaagana caalamka ka soo ururiyeen. Xukumada ayaan wax badan tarin, marka laga yimaad qadar lacag ah oo yar iyo dhul aan ku haboonayn oo ay ugu deegqday markii aas-aase Axmed Daahir Cilmi madaxweynaha ka codsay.

Haddaba ugu magacdarista madaxweyne Siilaanyo ayaa waxa ka hadlay Gud. Faysal Cali Waraabe.

Halkan hoose ka daawo.

 

COMMENTS