CABAYS.COM
Odayada Madasha Wadda Tashiga Jam. Somaliland oo ka digay khilaaf halis oo ay keeni karaan Kulmiye iyo Waddani
August 8, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:-

Odayada Madasha Wadda Tashiga Somaliland oo walaac ka muujiyey in khilaaf halis ku ah Somaliland ay ka keeni karaan labada xisbi ee Kulmiye iyo Waddani. Odayada ayaa ka hadlay khilaafka doorashadii gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo muran ka yimid saacdo ka dib markii la sheegay in uu ku guuleystay Baashe Maxamed Faarax oo uu la tartamayey C/raxman Talyanle oo markii hore aqbalay in laga badiyey.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka odayda Madasha Wadda Tashiga JSL,

COMMENTS