CABAYS.COM
Prof. Cali Khaliif Galaydh oo taageero uga helay Jam. Somaliland difaaca JSL deegaanka Kalabaydh
January 17, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:  Prof. Cali Khaliif Galaydh oo socdaal kumaraya deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Sool ee Jam. Somaliland ayaa kulan kula yeedhay deegaanka Kalabaydh odayada iyo waxgaradka deegaanka oo uu soo bandhigay heshiiska Khaatumo iyo Somaliland.

Prof. Galaydh ayaa kulanka Kalabadhy ee odayagad kaga hadlay muhiimada heshiiska Khaatumo iyo Jam. Somaliland iyo sidii ay wax u wada qabsan lahaayeen. Kulanka ayaa laga jeediyey hadalo soo dhawyn in Somaliland ay dadka deegaanku wax la qaybsadaan iyo dhiiri galin wada hadalada socda ee Somaliland iyo higaanka Khaatumo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka kulanka Kalabadhay:

Galaydh

 

COMMENTS