CABAYS.COM
Puntland oo war ka soo saartay dagaaal saakay ka dhacay deegaanka Tuka-raq
May 24, 2018 - Written by Cabays

Maamulka Puntland ayaa war deg deg ah ka soo saaray dagaal culus oo subaxnimadii hore ee saakay ku dhaxmaray deegaanka Tuka-Raq ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo kuwa Somaliland.

Puntland ayaa sheegtay in mas’uuliyada dagaalkaas ay qaadeyso Somaliland, islamarkaana Puntland ay difaaceyso dhulkeeda iyo dadkeeda.

Akhriso Warka ka soo baxay Puntland :

COMMENTS