CABAYS.COM
Safiirka Dalka Djibuuti u fadhiya Soomaaliya oo afka furtay- Weerarayna Farmaajo iyo socdaalkiisii Asmara
August 2, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Djibouti- DJ) Fasiirka dalka Djibuuti u fadhiya Soomaaliya Aadan Xasan Aadan ayaa si weyn u weeraray madaxweyne Farmaajo, isagoo ka hadlay socdaalkii uu Farmajo ku tagay dalka Ereteriya.

 

Halkan dhageyso wareysi uu ku faahfaahiyey dareenka Djibuuti ee socdaalkii Farmaajo ee Asmara.

COMMENTS