Saleebaan Xaglotoosiye oo ka hadlay qaraxii Buuhoodle – Yuu ku eedeeyey?
August 1, 2018 - Written by Cabays
Cabays Media (Buuhoodle JSL) – Wasiirkii hore ee Wasaarada Caafimaadka Jamhuuriyada Somaliland Saleebeen Ciise Xaglotoosiye ayaa si adag uga hadlay qaraxii ka dhacay magaalada Buuhoodle.