CABAYS.COM
Saylici “Tacab Badan Ayaa Igaga Jira KULMIYE”
September 17, 2020 - Written by Khalid King

(Cabays Media) –  Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sheegay inuu ka mid yahay dadkii wax ka aasaasay Xisbiga talada haya ee KULMIYE.

 

Saylici oo qoraal ku baahiyay bartiisa Twitter-ka, waxa kale oo uu sheegay in aanu wakhtigan ku talo jirin inuu is-casilo. Islamarkaana uu gudanayo masuuliyada qaran ee loo doortay.

 

FB_IMG_1600371466609

 

Cabays news.com

COMMENTS