CABAYS.COM
Shirka G7 Oo $3bn Loogu Deeqay Waaxbarashada Hablaha Saboolka Ah
June 10, 2018 - Written by Cabays

Canada waxay sheegeysaa inay qorsheyneyso inay bixiso $ 2.9bn iyada oo gacan ka heleysa iskaashatadeeda G7 si ay ugu maal galiyaan waxbarashada gabdhaha iyo dumarka saboolka ugu liita.Lacagta ayaa gacan ka geysan doonta in lagu maal galiyo helitaanka fursadaha waxbarashada ee hablaha saboolka ah waddamada adduunka oo dhan, sida lagu sheegay bayaanka xukuumadda.

Shaacinteeda ayaa sabtidi dib loo dhigay, waxna  ka mid ah wadamada  Jarmalka, Japan, Boqortooyada Midowday, Midowga Yurub iyo Baanka Adduunka, sii waday in ay maalgeliyaan.Shirkii G7 waxaa lagu qabtey Quebec waana shir sanadle ah oo ay isugu yimadaan  Kanada, Maraykanka, Ingiriiska, Faransiiska, Talyaaniga, Japan iyo Jarmalka

 

COMMENTS