CABAYS.COM
Siyaasada Somalia ee Murugsan: Farmaajo yaa badali kara halkeese ku dambaynayaa ?
February 9, 2021 - Written by Cabays

CabaysCabays Media – (Muranka siyaasada Somalia) – Afar sano ayaa si guul daro ah ugu dhamaaday madaxwyenihii ay sida weynu quluubta ugu fureen  dadka Soomaaliya sanadkii 2017-kii bishii 2aad sideedii, waa madaxweyne Maxamed Cabdilahi Farmaajo oo xukumadiisu ku guul daraysatay in ay doorshao dadbadn ka qabato Somaliya ka hor mudo xilgeedkii loo doortay ee afarta sano.

Bulshada Caalamka ayaa la sheegay in ay si xooga uga dhex wado mucaaridka Farmaajo iyo xukumadiisa in ay gaadhaan xal iyo in dib loo bilaabo wadahadaladii Dhuusomareeb ee fashilmay.

Halkan hoose ka daawo faalo si weyn loogu falanqaynayo cida badali kartka mar hadii xiligii ka dhamaaday iyo halka uu siyaasiyan ku dambayn doono.

far2

 

 

 

 

 

COMMENTS