CABAYS.COM
Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Dib Loo Furay Dhoofka Xoolaha Nool
June 10, 2018 - Written by Cabays

Hargeysa(Cabays Media )  Somaliland oo marki ugu horaysay shaaca ka qaaday in ay mar kale dib Loo furay dhoofka xoolaha nool  oo snadihii ugu danbeyey xidhnaa,wasiir ku xigeenka wasaarada xoolaha xananada iyo agaasimaha guud ee xananada xoolaha iyo sidoo akel agaasimaha waaxda caafimadka wasaarada xoolaha xanaanada  ayaa si wada jir ah  sheegay  in ay markale dib u furmeen dhoofinta xoolaha nool iyadoo loo dhoofin doono wadamadii ay hore ugu dhoofi jireen ee sucuudiga iyo yemen

sidoo kale wa xa  ay sheegen dhibatadii ay  u geeystay xoolaha duufanadii ku dhuftay qaybo ka mid ah somaliland iyo gurmadka ay ka gashay wasaarada xoolaha xanaanadu

“iminka way bilaabeen oo shalay waxa baxay laba markab oo sida xoolaha sida aanw ararka ku hayno waxa kla filayaa in ay ciida carafo toos u dhoofi donan natiijadeedii waa la hayaa waxaanu ku raja weynahay in heshiiska iyo xiidhiidhka in aanay noqo wax joogsanaya “sidaasi waxa tiri wasiir ku xigeenka wasaarada xoolaha xanaanada somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo 

COMMENTS