Somaliland Oo Soo Bandhigtay Gawaadhi Iyo Maxabiis Ay Ka Qabsadeen Ciidanka Puntland Dagaalkii Saaka
May 24, 2018 - Written by Cabays
Laascaanood (Cabays Media):- Somaliland ayaa waxaa ay goor dhaweyd
soo bandhigtay sawirada qeyb ka mid ah baabuur iyo maxabiis ay sheegeen in ay ku qabsadeen dagaalkii saaka ee dhex maray Ciidamada Puntland


COMMENTS