CABAYS.COM
Tacsi ku socota qoyska Marxuun Maxamed Feero Askar
June 30, 2017 - Written by Cabays

Qeeridu waaxaq, waa mid aynu kuwad xukumanahay dhamaanteen, Waxaa manta kugeeryooday magaalada Hargeysa Maxamed Feero Askar. Markuunku wuxuu kudhashay magaalada Hargeysa, Xaafadhii Daruuraha, gaarahaan makhaayadii SAbti ee Hargeysa. Marxuunku waxa uu Dugsigiisii wax barasho kabilaamay Shacab Booys kii, waxa uu dugsigii sare Galay kana dhamaysatay Xalane ee kuyaalay Dumbuluq magaalada Hargeysa.
Marxuun Maxamed Feero Askar waxa uu wax Barasho u aaday Dalka Marsar horaan tii 1980kii Dalka Masar.
Marxuunku waxa uu uga siigudbay Dalka Hindiya oo uu kasii waxay wax barashadiisii taasi oo kuqaatay Shahaadii jaamacada Business Studies.
1987 Waxa uu shaqo u aaday dalka Sucuudig gaarahaan magaalada Riyaad. 1989kii Marxuunka Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyee waxa uu uga siigudbay dalka UK. Halkaas oo uu kuqaadatay wakhtigiisii ugu badnaa ee uu joogay qurbe.
Marxuunka waxaan ilaahay uga baryaynaa in ilaaha naxariistii jano kawaraabiyo, dhamaan caruurtii uu katagayna samir iyo iimaan kasiiyo.
Maxamed Feeroo Askar wax uu ahaa shaqsi afgaaban, jecel in uu dadka caawiyo. Waxanu ilaahay igu baryaynaa in ilaah naxariistii jano kawaraabiyo. Waxaan halkan iyan katacsiyadaynayaa Dhamaan Reer Ismaaciil Askar, reer Xussen askar iyo dhamaan reer Askar meel ay joogaanba.

Abaadir muxumed jaamac

Axmed xassan carwo

Cabdilaahi xassan Guuleed

Saleebaan cumer kujoog

Walli cabdilaahi yassin

Musharaxa Madaxwaynaha Muuse biixi

xussen Sheekh

Maxamed Allamargan

Axmed Xussen Caabi

Mujaahid Axmed Wayse cade

Cali xassan kalax

Siciid Yuusuf

Siciid Shugri

Maxamed Cabdilaahi Yaasin

Cabdikariim Muxumed Sheekh

Cumar Cabdilaahi yaasin

Xassan muuse

Cabdi muuse Maxamuud

Cali Ciise

Xassan Cali salaan Axmed Daad

Mustafe Cali salaan

Fuaad Xassan Yassin

Mukhtar Cali waraabe

Cumar Aaden Dhiiriye

Naasir Maashe Cali xirsi

Ismaaciil Maxamed Gadiid

Mustafe Maxamed Gadiid

Cabdikariim Xaaji Aaden

Cabdiraxmaan Aaden Cusmaan

Mubaarikh Tamuuje

Cabdil Cali Cadaani

Guray Cali Cadaani

Axmed Yuusuf Cilmi

Yaasin Sheeke Xariir

Mukhtaar Maxamed Xirsi

Cabdiqaadir Aaden Dheer

Khaalid Xassan

Xassan Cabdilaahi Guray

Mawwliid Yuusuf

cabdikariim Bijaame

Xusseen Mataan

Cabdiraxmaan Cawad

Maxamed Cawad

Cabdilaahi maxmed Cali

Maxamed Yuusud Cilmi

Axmed Muuse Maxamuud

Ali yuusuf

Cabdi Buraale

CabdiRisaaq Kaamil

Yuusuf Dakhare

Siciid Cali Hakaale

Ciise Maxamed

Faysal Ciise Geel Jire

Naasir ciise Geel Jire

Maxamuud Daahir

Ibraahim Ismaaciil

Cabdiwahaab Shulaac

Xussen Cali IId bare

Mukhtaar Xassan Xaashi

Hassan Cali iid Bare

Salaan Cabdilaahi Yaasin

Maxamed Hussein Ismaacil

Khaalid Yuusuf

Cabdi cumer Boobe

khaliifa Hassan

Khaliifa Omar

Maxamed yusuf Cade

Yaasiin Ismaaciil

Cabdisamad Axmed Yare

Mubaarik Axmed yare.

Axmed xassan Shariif

Ali aaden

Maxamed Maydhane

Maxamed Aden

Yaasin Ciise

Dhamaan Dadkan oo kale jooga daafaha dacalad Uk gaarahaan magaalooyinka London, Bristol, Cardiff, Birmigahm, Manchester, Leeds, Swansea Iyo Dhamaan Waayeelka kudhaqan dhamaan magaaloouinkaa korku xusan waxay waxay TaCsiyadaynayaa Marxuum Maxamed Feero Askar , waxaanay ilaahay uga baryayaan in naxariistii jano kawaraabiyo

Qore Maxamed Cabdilaahi Yaasin

COMMENTS