CABAYS.COM
“Telefishanka Qaranka Somaliland Hawada Ha Laga Saaro,” Puntland
June 13, 2018 - Written by Cabays

Wasaaradda Warfaafinta ee maamul gobolleedka Puntland ayaa si rasmi ah u amartay in hawadeeda laga xanibo Telefishinka qaranka Somaliland.

Qoraalka laguma faah-faahin arrimaha keenay in shirkadda DSAT amarkaan la siiyo, balse waxaa lagu soo koobay, sababa jira awgood, in TV-ga Somaliland looga saarayo Sanduuqa kannaalada ee DSAT,waxaana go’aankan saamaynaya keliya ah dadweynaha ku nool degaannada Puntland oo aan hadda wixii ka dambeeya fursad u heli doonin daawashada TV-ga qaranka Somaliland.

                             Halkan hoose ka akhriso

No automatic alt text available.

COMMENTS