CABAYS.COM
Todobadka Xornimada Soomaalida: 60kii kadib yaa midaysan maanta?
July 5, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media: Todobaadkan ayaa wax ay ku beegnayd sanad guuradii 57naad maalintii calan umada Soomaalida leedahay oo tilmaamaya dal xor ah laga taagey Hargeysa, sanadkii 1960-kii iyo maalintii ay Somalia xornimada ka heshay dalka Talyaaniga, iyo isaraacii labada dhan.

Sidoo kale dalka Djibuuti ayaa noqday dal 17 sano kadin sanadkii 1977-kii, isla markaana ka baydhay hilowgii 5ta Soomaali oo calan wadaaga. Haddaba 57 sano kadib maanta yaa midaysan.

Halkan hoose ka eeg barnaamij lagu qaadaa dhigayo xornimadii 60kii iyo xaalada maanta.

 

AMAM download

 

COMMENTS