CABAYS.COM
Ujeedada Safar Uu Boqor Buurmadow Ku Jooga Maamul Gobolleedka Puntland Iyo Nuxurka Farriimo Uu U Diray Muuse Biixi Iyo Cabdiwali Gaas
April 15, 2018 - Written by Cabays

Cabays Cabays Media (Boosaaso-Soomaaliya) – Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Boqor Buurmadow) waxaa uu si adag uga hadlay xaaladda u dhaxaysa Somaliland iyo maamulka Puntland oo uu sheegay in ay ku howlanyihiin sidii xal loogu heli lahaa coladda kasoo cusbonatay degaanka Tukaraq.

Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Boqor Buurmadow) uu hadalkan ka jeediyey Caleema Saarka Beeldaaje Beeldaaje Ismail Beeldaaje Cabdulaahi oo maanta lagu caleema saaray degmadda Carmo ee Gobolka Bari.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiwali Gaas ayaa ka jawaabay hadalka Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Boqor Buurmadow) isaga oo aqbalaadiisana ku xidhay shardi.

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkan

COMMENTS