VOA Somali oo ka wareysatay Doorashadii UK C/laahi Maxamed Cali
May 11, 2015 - Written by Cabays
London -UK (Cabays Media) Dalka UK oo ay bishan May 7eedii ka dhacday doorasho aad loogu loolamay ayaa waxa ku soo baxay xubno ka mid ah dadka laga dirada badan yahay. Haddaba Wariye C/laahi Maxamd Cali ayaa uga waramye VOA sida ay doorashadaasi ahayd iyo ka dib natiijadii.