CABAYS.COM
“Waa Nasiib Daro In Madaxweyne Gaas Uu Maanta Daadiyo Dhiig Somaliyeed ” Axmed Yuusuf Yaasiin”
May 16, 2018 - Written by Cabays

Hargeysa(Cabays Media ) Madaxweyne ku xigeenkii hore ee somaliland axmed yuusuf yaasiin ayaa madaxweynaha putland cabdiweli cali gaas ku dhaliilay in uu ka danbeeyo dagaalada mar kasta ka soo cusboonanaya xuduudka somaliland iyo putland

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS