CABAYS.COM
Waanu Ka Xumaanay Hadalkii Wasiirru-dawlahayaga,” Wafti Ka Socda Imaaraaka Oo Hargeysa Yimid Raali-gelina Ka Bixiyay Hadalka anwar Gargash
April 22, 2018 - Written by Cabays

Cabays Media (Hargeysa- JSL) – Sida uu sheegayAfhayeenka Madaxtooyada Jam, Somaliland, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socda dalka Isu-tagga imaaraadka Carabta oo ka kooban 12 xubnood.

Kulankan dhex maray madaxweynaha Somaliland iyo weftiga, waxa lagaga wada hadlay qodobbo ay ka mid yihiin:-

COMMENTS