CABAYS.COM
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somaliland & Somalia oo beeniyey in maamulka hawada lagu wareejiyey Somalia
January 10, 2018 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:- Wakiilada Qaramada Midoobay u qaabilsan dalalka Jamhuuiryada Somaliland iyo Somalia ayaa booqsho ku yimid dalka Somaliland, kulana la qaatay madaxwyenaha Jam. Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Michael Keating oo ay la socdeen xubno QM ah ayaa xafiiska madaxweynaha kulan kula qaatay xafiiska madaxwynaha Jam Somaliland, kulankan oo la sheegay in uu ahaa mid aad u kulul oo qodobo nadan oo Somaliland ka tirsanayso UN ta soo hor dhigtay wakiilka Qaramada Midoobay.

Markii uu kulanku soo dhamaaday waxa wada jir ula hadlay saxaafad Michael Keating iyo wasiirka Arimaha Dibada Jam Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire.

Halkan hoose ka daawo warsaxaafadeedkaas oo qodobo badan ay kaga hadleen, su;aalana lagu weydiiyey.

COMMENTS