CABAYS.COM
Warbaahinta Dawladda Oo Shaacisay Inay Si Siman U Baahin-doonto Wararka Mucaaridka Iyo Muxaafidka
September 19, 2020 - Written by Khalid King

(Cabays Media) –  Warbaahinta Dawladda Somaliland ee (Radio Hargeysa iyo Telefishan ka qaranka ), ayaa hadda wixii ka dambeeyay qaab dhex-dhexaad ah uga warrami doona wararka ka dhaca guddaha Somaliland, muxaafid iyo mucaaridba. Sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Cabdinaasir Cumar.

Warbaahinta dawladda ayaa markii hore ku hadli jirtay afka xukuumadda hadba Somaliland ka talisa.

FB_IMG_1600525004798

 

 

Cabays news.com

COMMENTS