CABAYS.COM
Wariyeyaashii Wasiirka Warfaafintu shaqada ka joojiyey oo qoraal dacwadah u gudbiyey Hay’ada Shaqaalaha
April 14, 2018 - Written by Cabays

Cabays

Cabays Media= (Hargeysa, JSL) Wariyeyaashii uu shaqada ka joojiyey wasiirka warfaafinra JSL mudo imika ku dhow laba bilood ka hor ayaa maanta Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Jam. Somaliland u gubiyey qoraal la sheegay in uu xambaarsanaa raaligalin ay ka bixinayaan qaabkii ay uga hor yimaadeen isbadalkii uu wasiirku ku sameeyey wasarada iyo xilalii uu ka qaaday.

Arinkan oo ugub ah oo aan hore u soo maran Jam. Somaliland ayaa waxa qoraalka qaabilay Gudoomiayaha Hay’ada Shaqaalaha.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Warqad dhiib

 

 

 

 

 

 

COMMENTS