CABAYS.COM
Warqad Furan oo dhalinyaro Reer Burco ah qodob culus ugu baaqeen Madaxweyne Muuse Biixi
October 18, 2020 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (Burco- JSL) Koox dhalinyaro ah oo sheegay in la yidhaa Diranayaasha Burco ayaa madaxweyne Muuse Biixi u diray warqad furan oo ay kaga hadleen qodobo ay kaga cabanayaan xukumada uu hogaamiyo. Kooxda la yidhaa Diraneyaasha Burco ayaa warqadooda ku xusay in ay si weyn u soo dhaweynayaan madaxweynaha oo Burco ku sii jeeda socdaal uu ku tagayo gobolada Bari ee Jamhuuriyada Somaliland.

Halkan hoose ka akhri warqada oo ka kooban saddex bogg oo ay ku dhigan yihiin qodobo cadaynaya dareenkooda ku jawahan dayacnaanta adeegyada gobolka Togdheer iyo baahiyaha adeegyada bulshada.

 

 

COMMENTS