CABAYS.COM
Wasiir Guribarwaaqo Oo Xayiraadda Ka Qaaday Telefishan Uu Hore U Xayiray
June 11, 2018 - Written by Cabays

Warsaxafadeed uu soo saaray wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi Guri-barwaaq ayaa lagu sheegay in xukuumaddu ay xayiradii ka qaaday telefishanka SOM News oo ay hor u xayirtay.

Halkan ka akhri warsaxaafadeedkaasi:

No automatic alt text available.

COMMENTS