CABAYS.COM
Wasiirka Warfaafinta Maamul Goboleedka Putland Oo Hadal Loo Soo Laqimay Ka Jeediyey Warbaahinta+Colaada Putland Sii Hurinayso
June 13, 2018 - Written by Cabays

Hargeysa(CCabays Media) Wasiirka warfaafinta maamul goboleedka somaliyueed ee putland cabdi xirsi qarjab ayaa  maanta hadal u muuqday mid loo soo laqimay ka jeediyey warbaahinta hadalkaasi ah sii hurinta colaada gobolka sool ayaa waxa uu ugu horayn u baaqay shacabka reer putland in ay taagero siiyaan ciidanka maamulkaasi,wasiir qarjab waxa hadaladiisa ka muuqday kuwo xanaf iyo colaado ka sii hurin kara xaalada cakiran ee degaanka tukraq isagoo sheegay in somaliland ay duulan ku tahay maamul goboleedkaasi

putland ayaa dhowr jeer oo sii horaysay werwero ay ku soo qaadeen fadhiisinada ciidmada jamhuuriyada somaliland waxa ay kala kulmeen jabkii ugu adkaa taas oo sabab u noqotay in ay ka ledi weyeen jabka ka soo gaadhey colaada tukraq

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka 

COMMENTS