CABAYS.COM
Xaalada Dagaalka Tigray ee Itoobiya – Djibouti oo talaabo ka qaaday madax Tigray ah
November 7, 2020 - Written by Cabays

CabaysCabays Media – ( Xaalada Itoobiya) –  Wararka ka imanayaa dalka Itoobiya ayaa sheegaya in xaalada dalka Itoobiya ee la xidhiidha dagaalka ay ciidamada Itoobiya ku qaadeen gobolka qoomiyada Tigrayga ayaa sheegaya in xaaladu ku siqayso jawi cakiran.

Halkan hoose ka daawo warbixin iftiiminaysa xaalada dagaalka Tigray.

COMMENTS