CABAYS.COM
Xaflad aad u balaadhan looqabtay taageerada Xasan Xoog Sports Centre
February 21, 2018 - Written by Cabays

Xaflad aad u balaadhan oo lagu qabtay galbeedka magaalada London oo qaadhaan ururin ah oo lagu taageerayo Dhismaha Xarunta Xasan Xoog Sports Centre ee Hargeysa laga dhisayo

Cabays

Cabays Media:- Xaflada  oo si baladhan bulshada Somaliland ee UK ay uga soo qaybgaleen habeenkii ay Axadu soo gelaysay ee 17ka February ayaa waxa ka soo qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshaa,  waxa hadlkaasi hadalo ka jeediyey wakiilada Safaarada Somaliland ee UK Maxamed Boos iyo Yuru Qaalib,  Madaxdhaqmeedyo at ka mid yahiin Ugaas Haaruun , Garaad Abdi Naasir Gaaraad, Gudoomiyha Jaaliyada SSUK  Cabdilaahi – Qadaafi, asaxaab iyo dadweyne kale oo badan.

27973494_1642519049119505_6864215225456406495_n

Dhamaan dadkii halkaas ka soo qaybgalay waxay si buuxda u taageereen mashruucan uu hindisay Mudawaadin Xasan Maxamed Xoore – Xasan oo xoog oo ahaan jiray ciyaaryahan can ku ah ciyaarah basketball ka.   Xasan hadan waa naafo oo wuxuu saaranyahay wheelchair ka dib markii dhawrsano ka hor uu ku dhuftay xanuunka stork ga.

27973223_1641907852513958_926873280561715548_n

 

Xasan  oo had iyo jeer dalka taga kana warhaya daruufaha dhalinayarada Somaliland ku gadaman ayaa ka damqaday ka dib markii uu arkay in dhalinyaradii gelinkii danbe wax ay ku maararoobaan anay haysan oo oo garoonadu ka kowyahiin, waxaanu sheegay in la sameeyay garoono badan oo kubada cagta ah oo lacag lagu isticmaalo taasi oo aan u wada saamaxaynin dhalinyaradii inay ka qaybqaataan ciyaarah si ay uga fogaadaan balwadaha halisata sida qaadka, daroogada iyo sigaarka.   Sidoo kalena aafada uGu weyn ee Tahriibata.   Waxaanu sheegay in dhalinyaradii hadii uu weydiisto lacag qaad uu ku cuno la siinayo , laakiin aan cidi siinaynin meel ay ku ciyaaraan.

27983424_981749551973414_5790008136837117814_o

Garoonka Basket ball ka ee mudwaadni xasan xoog uu ka dhisidoono Hargeysa ayaa ah qorasha habka naqshadiisa loo sameeyay mid la mid ah garoonada casiraga ahee laga dhiso caalamka. waxaana lagu qiimeeyay qarashka ku bixidoona garoonka lacag dhan hal million oo doolar.   Hadaba dalka iyo dibadaba waxa muhiim ah in loo saro kaco oo laga qaybqaato sidii ay u hirgelilahayd figradan qaaliga ah ee uu hindisay Xasan oo xoog.

Xarunta ayaa loogu magacdaray Xasan Xoog Sports Centre.

28165100_981749511973418_5733158666436617947_o

27993838_981752008639835_2343641390201872001_o

28161992_981739768641059_2544882730891862742_o

27993533_981745518640484_7038814817944588385_o

28235524_981745965307106_1567851406035124400_o

27993081_981749498640086_6847017160719187441_o27971841_1641907492513994_8903752964567353032_n27867788_1641907445847332_533723770994939093_n  28056567_1641907192514024_7769611396109823800_n27971980_1641907155847361_8883217210192833092_n27973644_1641907022514041_7898427314859640541_n28056266_1641947085843368_2699452076322739987_n27973476_1641946935843383_3353079629446705831_n28167829_1641946945843382_3643386716087706472_n27867611_1641946865843390_1088456476488799914_n27973555_981752541973115_8965413061701940232_n27993265_981752348639801_4307336407190399292_o28161861_981752258639810_151330030768999582_o28234925_981752138639822_2183015272135501841_o27993502_981752135306489_1727877124885360368_o27983070_981752011973168_5710113354184941179_o  28070868_981749711973398_6996288923646584357_o27973777_981749671973402_5576419749418252381_n   28055996_981749488640087_7595747106736400843_n28167386_981749438640092_7035419198221442996_n28070505_981746115307091_4116361986850546080_o27993227_981746091973760_847772519555349412_o27973194_981746041973765_2231036874701546042_n28071266_981745958640440_5709278830537704143_o  28058735_981740035307699_5381295633728144026_n27983445_981740011974368_4674958042602334431_o28238069_981739971974372_7460345264617590354_o28061769_981739945307708_1918190179367337260_o28059206_981739875307715_1436062660375391408_n27973561_981739848641051_8135297447985557709_n  27983059_981739675307735_2041350988382764722_o27992852_981739625307740_3685622190625862389_o28164797_981739621974407_1521513737277958463_o27993100_981739611974408_2576885827077451059_o28071322_981739568641079_8914190380501549696_o28061110_981739561974413_8468380043928318046_o27983466_981739548641081_928519398853216965_o28056749_981739475307755_6277800267763820015_n27993044_981739481974421_7419300467661743007_o

 

COMMENTS