CABAYS.COM
Xiisad Dagaal Iyo Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Oo Laga Dareemayo Deegaanka Tukeraq
June 12, 2018 - Written by Cabays

(Cabays Media) – Tukeraq oo ay isku hor-fadhiyaan ciidammada Jam. Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Puntland ayaa waxa maalmihii u dambeeyay laga dareemayaa Dhaqdhaqaaqyo ciidan.

Ciidammada Somaliland iyo kuwa maamul gobolleedka Puntland ayaa waxa la sheegay inay isku rideen madaafiicda culus iyo qoryaha BM-ka.

Halkan hoose ka DAAWO wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Tuke-raq

COMMENTS