CABAYS.COM
Xildhibaan Dheeg oo is rogay – Shalay muxuu yidhi maanta muxuu lee yahay?
September 29, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabays Media:- Siyaasiyiinta guur guura ee kolba xisbi raaca ayaa todobaadkan aad loo dareemay, waxaan durba soo baxay xubno aan laga filayn in ay ka mid yihiin kuwaa, waxaan ka mid ah Xildhibaan Dheeg oo si weyn u buriyey hadaladii uu hore u odhan jiray maantana la yimid xaflad balaadhan o xisbiga Waddani u qabtay isaga iyo xubno kale ka sheegay erayo lid ku ah kwuii uu hore u yidhi.

Halkan hoose kaga bogo.

Dheeg

COMMENTS