CABAYS.COM
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka waramay arimaha ku adag in uu dhiso xukumad MBC
December 9, 2017 - Written by Cabays

Cabays

 

Cabay Media:- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Golaha Wakiilada JSL oo ka mid ahaa xubnihii maalmihii ugu dambeeyey ee kala guurka siyaasiyiinta ee doorashada ka hor ku biiray xisbiga Kulmiye oo ka digo rogtay xisbiga Waddani ayaa wareysi uu kula yeeshay magaalada Hargeysa wariye C/laahi Maxamed Cali waxa uu kaga hadlay arimo la xidhiidha qaabka loo baabiin karo isbahaysiga lagu magacaabo Jeegaanta iyo arimaha ku saabsan dhismaha xukumad cusub oo uu soo dhiso madaxweynaha cusub ee la doortay.

Halkan hoose ka daawo wareysiga. Xildhibaan Siciid

 

 

COMMENTS