CABAYS.COM
Xuseen Axmed Caydiid oo Si Adag uga Hadlay Muranka Xildhibaanimadiisa La Galiyey.
April 16, 2018 - Written by Cabays

Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsan siyaasiyiinta xisbiga mucaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay muran illaa shaly la galinayay booskiisii xildhibaanimo ee u banaanaday tan iyo intii uu geeriyooday xildhiban Ibraahim Kacaan ilaahay u naxariistee.

  Halkan Hoose Ka Daawo 

COMMENTS