CABAYS.COM
Taageero Hogaanka Xisbiga Waddani iyo Go’aanka Mudo Kordhinta
May 13, 2015 - Written by Cabays

WaddHadaanu nahay gudiga xisbiga waddani iyo taageerashaasha xibiga waddani

ee laanta Alberta Canada waxaanu ku garabtaaganahay hogaanka sarre ee xisbiga waddani go,aankii uu ka qaatay muda kordhinta guurtidu doonayso in ay xukuumadda u samayso
waxaanu ugu baaqayaa golaha guurtida somaliland in ayna ka baydhin mudadii komashinku cayimay ee xisbiyada qarankuna ku ayideen ee deeqbixiyeyaashuna laqaateen.
Waxaanu uga digaybaa golaha guurtida hadii ay isku dayaan in aysameeyaan wax ka baxsan go,aankaas komashinka qaranku soo saaray in wixii cawaaqib xumo ka dhalata ay iyagu masuuliyadeeda qaadayaan oo aan cidina laqaybsan doonin
ma haboona in maalinwalba xukuumada xilkeedii gudan kari weyday jaa,isad loogu daro mudo kordhin ayna xaq u lahayn oo dhaawacaysa dimuquraadiyadii iyo horuumarkii shacbiga somaliland hiigsanaayey
 
Afhayeenka xisbiga waddani laanta Alberta Canada
Ahmed Jaamac
salamanjama1@gmail.com

COMMENTS