ARTICLES
-
Heshiika Dhexmaray Madx Muuse Biixi iyo Raysalwasaare Abiy Axmed
Xikmad baa tidhaahda: QOFKII GAAR WAX KUUGU SHEEGAA WUU KUU NASTEEXEEYEY.....KII PUBLIC WAX KUUGU SHEEGAANA WUU KU FADEEXADEEYEY. SIDAASI DARAADDEED COMMENTS HA LAGA FIIRSADO.
Qarammada Mid...
Tuesday, February 27, 2024
-
Dareen Muwaadin:- Dadka JSL in yar ayaa fahansan heerka dagaalka siyaasadeed ee ka jira gudaha dalka
Dareen Muwaadin:- Dadka JSL in yar ayaa fahansan heerka dagaalka siyaasadeed ee ka jira gudaha dalka. Danno badan ayaa isdhex yaacaya, dadkuna laba dhinac ayey moodayaan, muxaafid iyo mucaarid noocy...
Monday, February 19, 2024
-
Waa deegaankee halka Saldhiga bada Itoobiya laga kiraynayaa?
Cabays Media - Inkastoo aanu wali soo bixin heshiiska rasmiga ah ee qeexaya goobta ay ciidamada bada ee Itoobiya ka dhiganayaan saldhig badeed, walina aan la shaacin nooca heshiiska ay wada galayaan...
Wednesday, January 24, 2024
-
Laba aan hore isku jeclayn oo colaada JSL isku jantay
Cabays Media - Laba aan isjeclayn oo colaada JSL isku jantay - Farmaajo, madaxweynihii hore ee Somalia waxa uu ahaa ninkii ay laabta isgalinjireen Abiy Axmed, Raysalwasaaraha Itoobiya ee ay maanta ...
Wednesday, January 24, 2024
-
Maxay ku kala duwan yihiin Jaamacadaha Gaarka loo leeyahay iyo Jaamacadaha Dawladu maalgeliso – qalinkii A/rahman fidhinle UK
Cabays Media- (Xoraal Xul ah) - Aqoontu waa ruuxiyaadka hogaamiya binu-adamka taas oo shaqsiga horumarkiisa ku hagta kuna hanuunisa. Waxabarashadu waa xuquuq aas aasiya waxaanay kobcisaa oo balaadhi...
Saturday, October 17, 2020
-
Dareen Muwaadin: Kulmiye waa Kulmiye – Kii wali Reeraysnaa!
Dareen Muwaadin: Kulmiye waa Kulmiye uun!
Qromo kooban oo xul ah - C/laahi M.Cali
Ma aha markii ugu horaysay ee xubin xisbiga Kulmiye oo xilka gudoomiye cod hortii la reebo, iyad...
Friday, October 2, 2020
-
“”Xirsi waxa uu ahaa Carrab dheerihi kibirka badnaa oo intuu fursad helay Sebenkan danbe soo baxay” – Ibraahim Caydiid
"Xirsi waxa uu ahaa Carrab dheerihi kibirka badnaa oo intuu fursad helay Sebenkan danbe soo baxay"
____________________________________________________
1) Xirsi waxaan ku xasuustaa inuu Madaxw...
Monday, September 14, 2020
-
Dareen Muwaadin: Shalay tuu yeelaa laga yeelay – Waa qormo iftiiminaysa shalay & maanta iyo Xisbiga Kulmiye
Dareen Muwaadin: Shalay tuu yeelaa laga yeelay!
Qalinkii C/laahi Maxamed Cali
Hadalkii Maxamuud Xaashi Cabdi, wasiirkii madaxtooyada ee xukumadii Siilaanyo ee xisbiga Kulmiye uu maan...
Tuesday, September 8, 2020
-
Xisbiga Kulmiye: Xoogaggii Guushu mee Madaxweyne?
Xisbiga Kulmiye: Xogaggii Guushu Mee Maddaxwayne?
Qalinkii Axmed Ciise
Waxaan maqaalo xidhiidh ah oo talo ah ku siin doonaa wiigaga soo socoda — maddaxwaynaha . Taladani Waa mid maddax...
Monday, September 7, 2020
-
GORFEYNTA BUUGGA GALALAATI; Burburkii Jamhuuryaddii Soomaalida (1960-1991).
Buugga GALALAATI waxa qoray Xasan Cabdi Madar, waxa daabacday shirkadda Sagal-jet, tarmintii koowaad waxa la daabacay 2020, wuxuu ka kooban yahay 400 bog.
"Waxa aan ahay qofka ugu caqliga badan noo...
Monday, September 7, 2020
-
Somaliland: Oomane Daad Qaaday. Faallo: Faysal Xiis Weerar (Afgaab)
Guud ahaan dadweynaha reer Somaliland Miyi iyo Magaalaba, waxaa ay ka cabanayaan biyo la’aan, inkasta oo ay biyo la’aantu ama biyo yaraantu tahay wax jira degaamadu baahida biyood haku kala badnaa...
Wednesday, September 2, 2020
-
Dareen Muwaadin: Siyaasada Xisbiyada JSL- Kulmiye ayuu karku hayaa!
Dareen Muwaadin: Siyaasada Xisbiyada JSL- Kulmiye ayuu karku hayaa!
(Xoraal Xul ah iyo Qalinkii C/laahi M. Cali ) - Waxa la filayaa in shirweynihii Kulmiye dhaco dhawaan, kaas oo lagu dooran...
Tuesday, September 1, 2020
-
Siyaasada & Dhaqaaluhu waa kala maarmaan
Xoraal Xul ah - (Cabays Media) - Siyaasada & Dhaqaaluhu waa kalama maarmaan -
Qalinkii Ibrahm Caydiid
Dawladaha Dunidu way is garab wadaan Siyaasada & Dhaqaalaha oo maba kala m...
Wednesday, August 26, 2020
-
Qisada iyo Xigmada ku jirta heesta Qofweyn Aniga Iima tihid!
Heestan Qof weyn ani iima tihid oo uu hal-abuuray, Maskaxddiisana waxay ka soo maaxday Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo aan ugu garan-ogahay magaca ah Qamuuska Xikmadda iyo Hal-abuurnimadda waxay...
Wednesday, August 19, 2020
-
Maxaa sababay hoos u dhaca xidhiidhka Itoobiya iyo Somaliland ?
Maxaa sababay hoos u dhaca xidhiidhka Itoobiya iyo Somaliland ?
Siyaasadda Arimaha dibada ee ku waajahan Deegaanada Soomalida waxay soo martay marxalado kala duwan.
Wakhtigii Boqor Xayle...
Monday, August 10, 2020
-
Hirdankii Geeska oo fooshiisii soo dhowdahay
(Cabays Media) - Hirdankii Geeska oo Fooshiisii soo Dhawaatay
Qore: Saleiman Bolaleh
In ay Dalal Badan ku yeeshaan Soomaalidu Manadaqadan Bariga Africa waa Guul Umadda Soomaaliyeed u soo H...
Saturday, August 8, 2020
More Articles
|
CABAYS.COM
-
Wakaalada Biyaha Hargeysa oo gacan ganacsade lagu wareejinayo
Cabays Media (War culus): Wakaalada Biyaha ee Hargeysa oo gacanta ku haysa hanti-qaran, waxa lagu wareejinayaa shirkad uu leeyahay ganacsade Maxamed Aw Siciid. Waxa ay la wareegidoonaan dhamaan ceelashada Kalqoray iyo Geed Deeble...
Wednesday, November 27, 2024
-
What is a state recognition and what cases demonstrate
Cabays Media - Recognising a state is a form of establishing sovereignty that demonstrates a country's independent judgement on another's claim to statehood. Historical examples, such as the recognition of Bangladesh and Kosovo,...
Monday, August 19, 2024
-
The Somalian Aviation Authority seeks mediation with its counterpart in Somaliland
Cabays Media - Reports coming from Somalia's capital, Moqadishu say the Somalian Aviation Authority has sent a number of repeated letters to the UN aviation authority @icao and requested a mediation between them & the Somali...
Friday, February 23, 2024
-
Jidh-dil qorshaysan oo nafta lagaga jaray khabiir xaga hawada ah oo Reer Somaliland ah
Cabays Media- Magaalada Muqadisho ayaa jidh-dil qorshaysan lagu khaarajiyey Cabdisanir Muuse Dahable oo ah mowaadin Reer Somaliland ah, oo ahaa khabiir xaga Duulista iyo Hawada ee maadaarada. Marxuunka ayaa ahaa shaqaale u shaqee...
Tuesday, February 20, 2024
-
Ma ogtahay in xeebta Djibouti u kiraysnayd in kaban 90 sano Itoobiya
Cabays Media - Ma ogtahay in Djibouti ahayd dal ay Itoobiya kiraysatay (leased) xeebtiisa sanadkii 1894kii oo ay ka kiraysay dawladii Faransiiska. Itoobiya waxa xukumayey boqorkii Emperor Menelik kii 2aad.Djibouti iyadoo Itoobiy...
Monday, February 19, 2024
-
Somalian President admits what he has been denying before
Cabays Media -(Addis Ababa) - For the first time the Somalian president Hassan Sheikh Mohamud accepts that the African Union respects the African pre independence borders inherited from the colonial rule.
Speaking at the Afric...
Saturday, February 17, 2024
-
Warbixin: Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh iyo heerka diblamaasiyadeed ee Somalia
Cabays Media - Madaxweynaha xaalku ku adag yahay ee Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal uu ugu baxay dalka Itoobiya si uu uga qaybgalo shirka 37aad ee Ururka Midowga Afrika oo ka dhacaya caasimada Itoobiya ee Addis Ababa ...
Friday, February 16, 2024
-
Maareeyaha Duulista & Maadaarada JSL oo ka hadlay talaabooyin ay qaadayaan oo hadawada
Cabays Media- (Hargeysa- Somaliland) - Maareeyaha Duulista iyo Hawada JSL ayaa ka hadlay talaabo ay ka qaadayaan muranka dhanka hawada ee Somaliland iyo Somalia.
Halkan hoose ka daawo
Maareeya Cumar Sayid
https://yo...
Tuesday, February 13, 2024
-
Somaliland’s UCID Party leader says Ethiopia has the right for sea access
Cabays Media (Hargeisa, Somaliland) - The UCID Party leader of Republic of Somaliland, Faisal Ali Warabe said on Friday Ethiopia has the right to access the Red Sea. Speaking after he returned from abroad, Chairman Faisal explai...
Saturday, February 10, 2024
-
Ethiopian PM dismisses fears of conflict with Somalia over Somaliland-Ethiopian MoU
Cabays Media, Ethiopia — Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has dismissed fears of a war with Somalia over the deal made with Republic of Somaliland for sea access for his landlocked country, saying Tuesday that Ethiopia...
Tuesday, February 6, 2024
-
Somaliland Passport holders can now apply UAE visa online
Somalilanders can now officially apply the UAE visa online, thanks to the new Somaliland bio-metric passport that lifted the main condition that failing Somalilanders to apply visas online.
Somaliland Passports
"Somalilan...
Tuesday, February 6, 2024
-
UK oo markii ugu horeysay dadka codaynaya doorashada laga rabo warqad aqoonsi
Cabays Media - Dalka boqortooyada Ingriiska oo ka kooban England, Scotland, Wales iyo Northern Ireland ayaa markii ugu horaysay lagu soo rogay in dadka codaynaya maalinta doorashada ay soo qaataan wax cadaynaya aqoonsi ahaan. Ink...
Tuesday, February 6, 2024
-
Could Ilhan Omar pay the price for her appalling statements in MN.
Top Republican Tom Emmer calls for Ethics Committee investigation into Squad's Ilhan Omar following her controversial 'Somalia first' declaration that sparked outrage and demands she resign from Congress
A number of top Republ...
Thursday, February 1, 2024
-
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo wajahaysa xilka xayuubin ay dalbadeen xisbiga Jamhuuriga Maraykan
Cabays Media - Haweenayda Reer Somalia ee ku jirta Aqalka Congress ka Maraykan, Ilhaan Cumar, oo wajahaysa xaalad xil ka xayuubin kadib markii ay jeedisay hadal ay uga dan lahayd in ay ku muujiso sida ay uga soo horjeedo heshiis...
Wednesday, January 31, 2024
-
Faallo Kooban – Halkee la isla marayaa Somalia iyo Itoobiya, Xukumada Muqdisho se ma waabin kartaa Xawaaraha Somaliland?
Qormo Gaar ah:-
Cabays Media - Hirdanka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya waa mid la iskala dhacay marino culus oo ay ku kala baxeen. Xukumada Villa Somalia waxay raacday khadka wadan cabanaya oo ku dayaamiyey qayl...
Tuesday, January 30, 2024
-
Gudoomiye Xirsi oo sheegay in uu dalkii u socdo xili warqad arinkii uu UK u joogay sheegaysaa ay wareegayso
Cabays Media - Qiyaastii dabayaaqadii bishii 6aad ee sanadkii 2023kii ayey soo baxday in Gudoomiyaha Xisbiga Waddani dalka UK u yimid arimo shaqsi oo la xidhiidha sharci dalka UK ah oo uu farsamaysanayey, hase ahaatee arinkaasi r...
Saturday, January 27, 2024
-
“Philately tells it all” Says Somaliland’s Special Envoy Edna Adan by sharing a collection of postage stamps
Press Statement No 3: 2024 - Philately tells it all ! Response to misleading and false statements by Somalia's President Hargeisa, Somaliland – January 24, 2024: In reference to the irresponsible and laughable comments tha...
Friday, January 26, 2024
-
Madaxweynah Somalia oo qiray in Itoobiya aqoonsanayso Somaliland
Madaxweynaha Dawlada Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu siiyey Idaacada TV-ga Aljazeera ayaa sheegay in waxa ay uga soo horjeedaan heshiiskii 1dii bisha koobaad ay Somaliland iy Itoobiya ay kala saxeedeen ay...
Wednesday, January 24, 2024
-
Somaliland’s President: Ethiopia will recognize Somaliland before the final agreement is signed.
Pres. Muse Bihi & PM Abiy Ahmed
https://youtu.be/A9Aoxjlb4rY?si=bDqQv24hOog7pOdG
"We base the MoU to lease a naval base to Ethiopia to be the 1st to recognize Somaliland"
...
Wednesday, January 24, 2024
More News
|
HIDDO RAAC
|
VIDOES
|