CABAYS.COM
Afhayeenka Booliiska JSL – Faysal Xiis oo xaqiijiyey xadhiga Boqor Buurmadow – Sidee loo qabtay?
April 19, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media – (Hargeysa- JSL) Afhayeenka ciidamada booliiska Jam. Somaliland, Faysal Xiis ayaa xaqiijiyey in ay xidheen Boqor Buurmwaadow oo dhawaan xaflada caleemo saar ah kaga qaybgalay Puntland caleemo saar suldaan oo uu kaga hadlay hadalo uu ku sheegay in Somaliland kala baxdo ciidamadeeda jiida hore.

Halkan hoose ka daawo

COMMENTS