Cirro Waa Soomaali Weyn…” Uur-cadde Oo Si Cadho Leh Uga Hadlay Xilka Qaadistii Lagu Sameeyey, Eedaymo-na U Jeediyay Cirro
April 15, 2018 - Written by Cabays
Hargeysa (Cabaysmedia) Xoghayihii cadhooday ee xilka laga qaaday Maxamed Cabdillaahi Uurcadde ayaa si cadho leh uga hadlay xilka qaadistii shalay lagu sameeyey.