CABAYS.COM
Daawo “Anigu cidna iskumaan dhiibin, cidna ima laha” Prof. Samatar oo taabtay heerka uu ka jooga Xisbiga Kulmiye
July 3, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabays Media (London-UK) Wareysi dhinacyo badan oo uu Prof. Axmed Ismaaciil Samatar magaalada London oo socdaal ku soo maray ku siiyey wariye C/laahi Maxamed Cali ayuu kaga hadlay arimo badan oo ku saabsan Xisbiga Kulmiy, Xukumada madaxweyne Muuse iyo siyaasada cusub ee raysalwasaaraha cusub ee Itoobiya, Dr. Abiy Axmed iyo sida ay u saamaynayso siyaasadiisu Jam. Somaliland iyo Soomaaliya.

Wareysiga ayuu ku sheegay heerka uu ka taagan yahay xisbiga Kulmiye iyo xukumadiisa.

Halkan hoose ka daawo wareysiga

COMMENTS